waa Maxay Digital Marketing Tilmaame dhamaystiran oo tusaale leh digital marketing afsomali

by susquehanNAva



A short tutorial on Digial marketing is a presentation I made to readers who use pen and paper to make the most of it. Click here to watch FIVERR Free Training: Click here to watch Free Affiliate Marketing Training: Click Here To Make Money On This Website For $ 10 A Day: Click Here To Learn New Business Ideas: Click Here to make UPwork up to $ 40,000 for us: click here to follow me on facebook: Subscribe and share Walal. #shaqoonlineah #lacagsamee #somalifreelancer Thank you.

Images related to the topic digital marketing afsomali

waa Maxay Digital Marketing Tilmaame dhamaystiran oo tusaale leh

waa Maxay Digital Marketing Tilmaame dhamaystiran oo tusaale leh

Search related to the topic waa Maxay Digital Marketing Tilmaame dhamaystiran oo tusaale leh

#waa #Maxay #Digital #Marketing #Tilmaame #dhamaystiran #tusaale #leh
waa Maxay Digital Marketing Tilmaame dhamaystiran oo tusaale leh
digital marketing afsomali
You can see a lot of useful information here: see more here
You can see a lot of useful information here: see more here

You may also like

25 comments

SOOMAALI ENTERTAINMENT 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Guulayso Wll

Reply
dhaqan 25 hassan 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Wishing you happy life

Reply
Wiil Soomaliyeed 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Group Telegram ah ayaan u baahany

Reply
Ahmed Yogol 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Mahadsanid wll waanan jeclaan laha

Reply
Faadumo Dahir Omar 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Xageen kabaranayaa wll

Reply
Ducale Digital network 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Sxb Gmail legala soo xariiro description noso dig sxb xog badan kaga bahanahy

Reply
Esse Mohamed Fidow Farey 13/12/2021 - 6:47 Chiều

thnk u techer

Reply
Sagal Omar 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Masha Allah waxbadan Ayan ka faideey wlalahi. Casharo badan Ayan ka bartay. Aad ayad umahadsanteey. Adiga iyo wiilka kale ee shariif academy. Aqoon badan Ayan idinka faiday an ku shaqo tagi Karo yurub ❤️

Reply
Salaad Maxamuud 13/12/2021 - 6:47 Chiều

What allah wills. You are very good teacher, please enter for us more lessons about the digital markerting
I think you will do that
Thank you very much

Reply
Dajis Tech 13/12/2021 - 6:47 Chiều

MAASHAA ALLAAH mahadsanid wll si fiican.noogu sharaxday

Reply
Sharmake Dure Borow 13/12/2021 - 6:47 Chiều

MashaAllah mahadsanid sxb anigo page si qaas ugu xiran hadana waxan ka cotsanayaa cashirada sidey isku xigaan uso bandhigto hadii warerr ayaa dhici karaa sxb

Reply
kadiska caalamka 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Adigu ustaad manabaraysaaa
Lacag tana qaado
Anagu waxan diyar u nahay diyaar
Waxparashada
Adiga diyaar matahay ustaad
Sidan wax wan ku fahmi waynee

Reply
MAXAMED XASAN 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Sxb waxaan doonayaa inaad ii noqoto macalin ibara oo aan sitoos ah kuula soo xidhiidho
Number 00252634994484
Email [email protected]gmail.com

Reply
MAXAMED XASAN 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Sxb waxaan doonayaa inaad iga caawiso sida suuqan looga shaqaysto

Reply
tiktok challenges & funny 😁 13/12/2021 - 6:47 Chiều

macalinow digital marketing ayan raba inan barto waxana maqlay ina sanado koban lagu barto adna waxa iledahy sanado badn. dhanka kale ma igu talin lahed inan barto digital marketing ,

Reply
Guuxaaye show official 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Asc sxp aax ayaad umahadsanyahay sxp waxaa kaa.codsanayaa in cashara digital markwtinka nuberis u yeel exsampule cashirka koowaat kanlabaad aas cml see iskugu darsamin sxp aad iyo aad kuugu mahadcelenaa marwalba

Reply
mahad mohamed isse 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Sxb inte lakala so xirir telka waa kana wtsp 252615855043

Reply
Mohamed Ahmed sheikh abdi 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Mashaallh engineering wax fiican bulshada uheysa horay usoco inshaallh dadlkaga allha kula garab galo

Reply
Hassan Osman 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Halkeen kabilaabaa

Reply
Wacdi247 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Tayo waa tan wlhi. Guuleyso Libaaxx

Reply
Lataliye Cafimaad 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Mansha Allah hore usocod fiican sxb

Reply
sultaan Rooble 13/12/2021 - 6:47 Chiều

saxiib xage kalaso xiriira social media user aad ku istcmaasho haday suurtagal tahay isheeg

Reply
Abdirahman Faisal 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Hore u soco wlo

Reply
mohamed ali 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Video-gaan waqti baan sugaynay Sxb. 1000 Subscriber gaarsiiys waa faa'iido casharadan.

Reply
NiyadsamiTV 13/12/2021 - 6:47 Chiều

Haddii aad rabto inaad hanti ka abuurto Internetka waxaa muhiim ah inaad fahamto waxa la yiraahdo Digital Marketing? casharkaan daawo oo dhamaystiro!
Kanaalka taageere u noqo oo Subscribe saar ileen waa kuu lacag la'aane Walal.

Reply

Leave a Comment